(Sawirro) Go’aano ka soo baxay Shir DF iyo dowlad goboleedyada ugu dhamaaday Garowe

Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Garowe shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo wasaaradda caafimaadka Xukuumada federaalka Soomaliya, shirkaan oo ay martigalisay wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa soconayay  saddex maalmood  waxana intii uu socday dib loogu eegay laguna lafaguray sidii la isku kaashan lahaa loona hormarin lahaa caafimaadka dalka. Shirka waxaa … Continue reading (Sawirro) Go’aano ka soo baxay Shir DF iyo dowlad goboleedyada ugu dhamaaday Garowe